magac u yaal
personal pronoun - pronom personnel

af Soomaaliga English français
aniga I je
adiga you tu
isaga
iyada
he
she
il
elle
[inclusion]  inaga
[exclusion]  annaga
we nous
idinka you vous
iyaga they ils, elles





af Soomaaliga English français
anigu waxan ahay I am je suis
adigu waxad tahay you are tu es
isagu waa (wuxu yahay)
iyadu waa (waxay tahay)
he is
she is
il est
elle est
[inclusion]  innagu waxaynu nahay
[exclusion]  annagu waxannu nahay
we are nous sommes
idinku waxa tihiin you are vous êtes
iyagu waa (waxay yihiin) they are ils sont
elles sont


af Soomaaliga English français
anigu waxan ahay macalin I am a teacher je suis enseignant
adigu waxad tahay macalin you are a teacher tu es enseignant
isagu waa (wuxu yahay) macalin
iyadu waa (waxay tahay) macalimad
he is a teacher
she is a teacher
il est enseignant
elle est enseignante
innagu waxaynu nahay macalimiin
annagu waxannu nahay macalimiin
we are teachers nous sommes enseignants
idinku waxa tihiin macalimiin you are teachers vous êtes enseignants
iyagu waa (waxay yihiin) macalimiin they are teachers ils sont enseignants
elles sont enseignantes