guri [-ga], aqal [-ka]
house - la maison

af Soomaaliga English français
cariish hut, cabin la cabane
beer [-ta]
beer wale
garden
gardener
le jardin
le jardinier
daarad [-da], arfaa,
barxadda guriga
yard, courtyard la cour
qoritaan [-ka] la sculpture
taallo [taall-ada] la statue
dayr, xiris [-ta] fence la barrière, la clôture
shoolad
meesha dabka
chimney
fireplace
la cheminée
saqaf [-ka], sakhaf [-ka] roof le toit
qolka hoose qunqa basement, cellar la cave, le cellier
derbi [-ga] / derbiyo,
gidaar [-ka]
wall(s) mur(s)
raad terrace la terrasse
balkoono, cidhif balcony le balcon
daaqad [-a] / daaqado window(s) fenêtre(s)
daah [-a] / daahyo curtain(s) rideau(x)
albaab weyn gate le portail
albaab [-ka] door la porte
quful [-ka] lock, padlock la serrure, le cadenas
fure [fur-aha], muftaax [-ha] key la clé, clef
gole, wadada golaha hallway le hall
wadiiqo corridor le couloir
salaan [-ka] ladder, stairway l'échelle, l'escalier
wiish lift, elevator l'ascenseur
dhul [-ka], barxadda floor, storey l'étage
qolka fadhiga living room la salle de séjour
fadhi [-ga] seat le siège
rinji [-ga] painting la peinture, le tableau
telefishin [-ka], telefisiyoon television la télévision
raadiyo [raadiy-aha] la radio
qol [-ka] room la salle, la pièce
(qolka/makhsinka) hurdada bedroom la chambre
sariir [-ta] bed le lit
khadiifad carpet, rug le tapis
laydh, nal,
iftiin [-ka]
lamp la lampe
shumac [-a] candle la bougie, la chandelle
sanduuq kabriid/taraq matchbox la boîte d'allumettes
kabriid [-ka] match l'allumette
jiko [jik-ada], madbakh [-a] kitchen la cuisine
tinaar, foorno oven le four
tallaagad, qaboojiye fridge le "frigo"
sanduuqa barafka freezer le congélateur
quusid sink l'évier
qasabad faucet, tap le robinet
qolka/makhsinka cuntada dining room la salle à manger
saabaan, alaab [-ta] furniture les meubles
khaanad, qaanad cupboard l'armoire
miis [-ka]
miis wareegsan
la table
la table ronde
maro miis tablecloth la nappe
kursi [-ga] / kursiyo [kursiy-ada] chair(s) chaise(s)
musqul [musqu-sha] bathroom la salle de bain
mayrasho, maydhasho shower la douche
qubays [-ka] bath le bain
shukumaanka qubayska,
tuwaalka mayrashada
towel la serviette (de bain)
isbuunyo sponge l'éponge
saabuun [-ta] soap le savon
shaamboo shampoo le shampooing
sakiin razor le rasoir
shanlo [shanl-ada], garfeer [-ta] comb le peigne
burushka timaha hairbrush la brosse
burushka ilkaha toothbrush la brosse à dents
dawada cadayga toothpaste le dentifrice
xamuurad, libis lipstick le rouge à lèvres
muraayad mirror le miroir
cadar [-ka] perfume le parfum
baaldi [-ga] bucket, pail le seau
baaldiga qashinka,
baaldiga xasiishka lagu ururiyo
dustbin, trash can la poubelle
xaaqin [-ka] broom le balai
qadiifad nadiifiye vacuum cleaner l'aspirateur
qasaalad washing machine le lave-linge
kaawiyad flat iron le fer à repasser